Talk2Me - Ila hadal

100-ka maalmood ee soo socda iyo madaxweyne Xasan!


Listen Later

Madaxweyne Xasan Sheekh Axmed ayaa ku guuleystay doorashada madaxweynimo ee Soomaaliyee 15-ka bisha May ka dhacday teendho ku taala Afasiyooni. Halkaa oo ay Xildhibaanada labada aqal ay ugu codeeyeen. Barnaamijkaan ayaa ku falaqeyn doonaa waxyaabaha horyaala madaxweyne Xasan Sheekh 100-ka maalmood ee soo socota.
Arrimaha aan ku lafagurnay barnaamijka waxaa ka mid ah:-
Siyaasada
Ammaanka
Xiriirka dowlada dariska
Fadaraalka
Faragalinta dowlada shisheeye
Arinta Al-shabaab
Barnaamijka waxaa igala qeyb galaya Cumar Macalin oo ah siyaasi bartayna culuumta siyaasada sidoo kalana falanqeeya arrimaha geeska Afrika.
...more
View all episodesView all episodes
Download on the App Store

Talk2Me - Ila hadalBy MOHAMED AYAANLE