Talk2Me - Ila hadal

Talk2Me - Ila hadal

By MOHAMED AYAANLENewsEntertainment News
Download on the App Store

Talk2Me - Ila hadal episodes

  • Soomaaliya oo noqon doono saaxad wax lagu tijaabsado 4-sano ee soo socota

    Barnaamijkeena maanta waxaan ku falanqeyn doonaa siyaasada Soomaaliya ee mudada dheer aanan salka laheyn iyo ciidamada Mareykanka uu sheegay in Soomaaliya uu usoo diri doono waxa ay ka dhigantahay. Mareykanka ayaa hora ugu fashilmay duulaano uu ku qaaday Afgaanistaan, Ciraaq iyo wada mo kale balse haatan maxey tahay hami uu la heeyay Soomaaliya? Waxaa la falanqeyn doono Cumar Macalin Axmed oo bartay culuunta siyaasada ahna wariye ku nool dalka Sweden.  

    Ajandaha barnaamujka:-  

    1. Muxuu Mareykanka ciidan Somalia ugu dirayaa?  

    2. In ka badan 40-sano Mareekanka waxa uu duqeymo ku hayay Somalia? 

    3. Ma u ektahay in howlgalada Mareenka ee Somalią ay fashilmeen, sida Trump uu horay u sheegay in Somalią aysan shaqeynin sidii laga damacasanaa, ciidan badan ay ku dhinteen? 

    4. Doorska dowlada Somalia  

    5.  Shabaqa uu Mareekanka uu ku tuurtay Somalią ma moodaa in lala tuurtay?  

    Barnaamijka maanta waxa iigu marti ah Wariye AbdiFatah Hassan agaasimaha halgaran.com haatan ku nool dalka Jarmalka iyo wixii uu soo joogay.  

    Available listening platforms  Podcast   

    Anchor https://anchor.fm/mohamed-ayaanle 

    Spotify https://open.spotify.com/show/3rt0w7yKW4seLJqBbUo8PO  

    Apple Podcasts https://podcasts.apple.com/us/podcast/isomalinews/id1483178280?uo=4  

    Breaker https://www.breaker.audio/isomalinews  

    Google Podcasts https://www.google.com/podcasts?feed=aHR0cHM6Ly9hbmNob3IuZm0vcy9mMzI5NmEwL3BvZGNhc3QvcnNz  Pocket Casts https://pca.st/8hi99g8g  RadioPublic https://radiopublic.com/isomalinews-85qpzo  

    #Talk2mePodcast #Maqalnews

    31 min
  • 100-ka maalmood ee soo socda iyo madaxweyne Xasan!
    Madaxweyne Xasan Sheekh Axmed ayaa ku guuleystay doorashada madaxweynimo ee Soomaaliyee 15-ka bisha May ka dhacday teendho ku taala Afasiyooni. Halkaa oo ay Xildhibaanada labada aqal ay ugu codeeyeen. Barnaamijkaan ayaa ku falaqeyn doonaa waxyaabaha horyaala madaxweyne Xasan Sheekh 100-ka maalmood ee soo socota.
    Arrimaha aan ku lafagurnay barnaamijka waxaa ka mid ah:-
    Siyaasada
    Ammaanka
    Xiriirka dowlada dariska
    Fadaraalka
    Faragalinta dowlada shisheeye
    Arinta Al-shabaab
    Barnaamijka waxaa igala qeyb galaya Cumar Macalin oo ah siyaasi bartayna culuumta siyaasada sidoo kalana falanqeeya arrimaha geeska Afrika.
    25 min
  • Mohamed Hussein "waxaan usoo joogay" #Season 1, Episode 15-1

    Todobaadkaan waxaa iila jooga igalana qeyb qaadanayo Mohamed Hussein Elmi oo ka mid ahaa wariyaashii aan isala soo shaqeynay dalka Somalia mudadii 2008-2010 idaacadii GBC xaruunteeda Mogadishu.  Available listening platforms    

    Podcast   AnchorAvailable listening platforms

    Podcast

    Anchor https://anchor.fm/mohamed-ayaanle

    Spotify https://open.spotify.com/show/3rt0w7yKW4seLJqBbUo8PO

    Apple Podcasts https://podcasts.apple.com/us/podcast/talk2me-ila-hadal/id1483178280

    Google Podcasts https://www.google.com/podcasts?feed=aHR0cHM6Ly9hbmNob3IuZm0vcy9mMzI5NmEwL3BvZGNhc3QvcnNz

    #Talk2mePodcast #WaxaanUsooJoogay

    Social media contacts:

    Facebook.com/MohamedAyaanle2

    Twitter.com/mohamedayaanle

    Instgram.com/mohamedayaanle

    SnapChat: Ayaanle19

    TikTok: MohamedAyaanle

    1 hr 6 min
  • Ayan Goobe "Waxaan usoo joogay" #Season 1, Episode 15

    Todobaadkaan waxaa iigu marti ah Ayan Goobe oo dalka Sweden mudo ku nooleed. Ayaan ayaa nala wadagi doonto wixii ay usoo joogtay.  Available listening platforms    

    Spotify https://open.spotify.com/show/3rt0w7yKW4seLJqBbUo8PO   

    Apple Podcasts https://podcasts.apple.com/us/podcast/talk2me-ila-hadal/id1483178280   

    Google Podcasts https://www.google.com/podcasts?feed=aHR0cHM6Ly9hbmNob3IuZm0vcy9mMzI5NmEwL3BvZGNhc3QvcnNz    

    Social media contacts:   

    Facebook.com/MohamedAyaanle2 

    Twitter.com/mohamedayaanle 

    Instgram.com/mohamedayaanle 

    SnapChat: Ayaanle19 

    TikTok: MohamedAyaanle  

    #Talk2mePodcast #WaxaanUsooJoogay

    31 min
  • Hassan-Kafi Halane "waxaan usoo joogay" #Season 1, Episode 14

    Todobaadkaan waxaa podcast Talk2me " Ila hadal" iigu marti ah Hassan Kaafi Halane oo ah wariye wax ka badan soo shaqeeyay dalka iyo dibada. Halane ayaa nala wadaagi doono waxyaabihii ugu yaabka badnaa uu soo arkay mudadii saxaafada uu ku jiray.   

    Available listening platforms    

    Podcast   

    Anchor https://anchor.fm/mohamed-ayaanle   

    Spotify https://open.spotify.com/show/3rt0w7yKW4seLJqBbUo8PO   

    Apple Podcasts https://podcasts.apple.com/us/podcast/talk2me-ila-hadal/id1483178280   

    Google Podcasts https://www.google.com/podcasts?feed=aHR0cHM6Ly9hbmNob3IuZm0vcy9mMzI5NmEwL3BvZGNhc3QvcnNz  

     #Talk2mePodcast #WaxaanUsooJoogay   

    Social media contacts:   

    Facebook.com/MohamedAyaanle2 

    Twitter.com/mohamedayaanle 

    Instgram.com/mohamedayaanle 

    SnapChat: Ayaanle19 TikTok: MohamedAyaanle

    44 min
  • Zakarie Hussien "Waxaan usoo joogay" #Season 1, Episode 13

    Waxaa barnaamijka iigu marti ah maanta Zakarie Hussein oo aan kasoo wada shaqeyney idaacadii GBC ee magaalada Muqdisho. Zakarie ayaa ila wadaagaya wixii uusoo joogay mudadii uu xamar ka shaqeynay iyo wixii ugu yaabka badnaa.  

    Available listening platforms    

    Podcast   

    Anchor https://anchor.fm/mohamed-ayaanle   

    Spotify https://open.spotify.com/show/3rt0w7yKW4seLJqBbUo8PO   

    Apple Podcasts https://podcasts.apple.com/us/podcast/talk2me-ila-hadal/id1483178280   

    Google Podcasts https://www.google.com/podcasts?feed=aHR0cHM6Ly9hbmNob3IuZm0vcy9mMzI5NmEwL3BvZGNhc3QvcnNz  

     #Talk2mePodcast #WaxaanUsooJoogay   

    Social media contacts:   

    Facebook.com/MohamedAyaanle2 

    Twitter.com/mohamedayaanle 

    Instgram.com/mohamedayaanle 

    SnapChat: Ayaanle19 

    TikTok: MohamedAyaanle

    40 min
  • Mohamed Hasaan Beesaani "waxaan usoo joogay"#Season 1, Episode 12

    Mohamed Hassan Beezaani oo ah sawir-qaade/wariye madax banaan mudo dheerna kasoo shaqeeyay warbaahino kale duwan ayaa maanta iigu marti ah barnaamijka waxaan usoo joogay.   Beesaani ayaa soo arkay dhacdooyin aad u xanuun badan markii uu maalin maalmaha ka mid si uu u guto shaqadiisa la kulmay dhacdo aad u xanuun badan.   

    Available listening platforms  Podcast   

    Anchor https://anchor.fm/mohamed-ayaanle 

    Spotify https://open.spotify.com/show/3rt0w7yKW4seLJqBbUo8PO  

    Apple Podcasts https://podcasts.apple.com/us/podcast/talk2me-ila-hadal/id1483178280 

    Google Podcasts https://www.google.com/podcasts?feed=aHR0cHM6Ly9hbmNob3IuZm0vcy9mMzI5NmEwL3BvZGNhc3QvcnNz  

     #Talk2mePodcast #WaxaanUsooJoogay

    32 min
  • Abdikadir Ahmed "waxaan usoo joogay" #season 1, Episode 11

    Waxaa maanta iigu marti ah Abdikadir Ahmed oo ah muwaadin oo ku nool dalkaan Sweden waxa uu nala wadaagi doono wixii uu usoo joogay mudadii uu faafay fayruska corona. Abdikadir ayaa dhawaan kasoo bogsooday coronavirus balse dhibaato xoog leh kala kulmay markii uu ku dhacay. 

    Available listening platforms  

    Podcast   Anchor https://anchor.fm/mohamed-ayaanle 

    Spotify https://open.spotify.com/show/3rt0w7yKW4seLJqBbUo8PO  

    Apple Podcasts https://podcasts.apple.com/us/podcast/isomalinews/id1483178280?uo=4  

    Breaker https://www.breaker.audio/isomalinews  

    Google Podcasts https://www.google.com/podcasts?feed=aHR0cHM6Ly9hbmNob3IuZm0vcy9mMzI5NmEwL3BvZGNhc3QvcnNz  

    Pocket Casts https://pca.st/8hi99g8g  RadioPublic https://radiopublic.com/isomalinews-85qpzo  

    #Talk2mePodcast #WaxaanUsooJoogay #Stockholm

    36 min
  • Abukar Omarson ”Waxaan usoo joogay” #Season 1, Episode 10

    Todobaadkaan waxaa podcast-ga ila falanqeyn doono Abukar Omarson oo ah dhaqaalayahan mudo badan ku sugnaa dalkaan sweden haatana ka shaqeeya wasaarada shaqada waxa uuna la taliye ka yahay xafiiska wasiirka shaqada ee dalkaan Sweden.   

    Abukar ayaa nala wadaagaya wixii usoo joogay intii uu dalkaan bilowgii waxbarashadiisa ilaa uu xafiis dowladeed ka shaqeeyay.   

    Labo sano ka hor ayuu Somalia kasoo shaqeeyay Abuukar isgoona nala wadaagi doono wixii uu kusoo arkay. Dhamaadka barnaamijka ayuu sidoo kale Abuukar kaga sheekeyn doonaa rajooyinka mustaqbalka dhow u muuqdo.

    Available listening platforms

    Podcast

    Anchor

    https://anchor.fm/mohamed-ayaanle

    Spotify

    https://open.spotify.com/show/3rt0w7yKW4seLJqBbUo8PO

    Apple Podcasts

    https://podcasts.apple.com/us/podcast/isomalinews/id1483178280?uo=4

    Breaker

    https://www.breaker.audio/isomalinews

    Google Podcasts

    https://www.google.com/podcasts?feed=aHR0cHM6Ly9hbmNob3IuZm0vcy9mMzI5NmEwL3BvZGNhc3QvcnNz

    Pocket Casts

    https://pca.st/8hi99g8g

    RadioPublic

    https://radiopublic.com/isomalinews-85qpzo

    #Talk2mePodcast #WaxaanUsooJoogay #Stockholm

    47 min
  • Mohamed Nuur "waxaan usoo joogay" #Season 1, Episode 9

    Todobaadkaan waxaa iigu marti ah barnaamijka Mohamed Nuur oo ah siyaasi ka shaqeeya xafiiska degmada Stockholm qeybna ka ah xisbiga tala haya ee dalkaan Sweden. 

    Mohamed Nuur waa Siyaasi aadna u fahma dhalinyarada saameyna ku leh siyaasada dalkaan marka ay timaado Soomaalida. Ka bogo wixii uusoo joogay gaar ahaan Podcast-ga waxaan ku eegeynaa dhanka waxbarashada, siyaasada gaar ahaan soomaalida dalkaan Sweden ku sugan.  

    Available listening platforms  

    Podcast   Anchor https://anchor.fm/mohamed-ayaanle 

    Spotify https://open.spotify.com/show/3rt0w7yKW4seLJqBbUo8PO  

    Apple Podcasts https://podcasts.apple.com/us/podcast/isomalinews/id1483178280?uo=4  

    Breaker https://www.breaker.audio/isomalinews  

    Google Podcasts https://www.google.com/podcasts?feed=aHR0cHM6Ly9hbmNob3IuZm0vcy9mMzI5NmEwL3BvZGNhc3QvcnNz  

    Pocket Casts https://pca.st/8hi99g8g  RadioPublic https://radiopublic.com/isomalinews-85qpzo  

    #Talk2mePodcast #WaxaanUsooJoogay #Stockholm

    45 min

About Talk2Me - Ila hadal

From the publisher's feed

Hello there!