MaanDeeQ Podcast

Aafda Baahi Caadhifiyeed / Emotional Neediness


Listen Later

Waxaan dareemna mar un Nolosheena kamida xaalada qaybteen waxay noqdan kuwa booska maran karaadiya xiriirada Sunta ah halka kuwa kalena ay karaadiyan in ay maandooriyaadha ku daboolan inteena kalana waan la noolana Anogoo raadinayna Qofkaa ama shaygaa buuxin laha daloolka na ga dhex furan se idinka idinwaydiine taasi Ma Xalka saxda ahbaa mise waxbaan aafada kabadali karnaa ?????
---
Send in a voice message: https://anchor.fm/iman-abdi53/message
...more
View all episodesView all episodes
Download on the App Store

MaanDeeQ PodcastBy Waxaan Ahay Qof Dhalinyara Oo U Ooman Isbadal