MaanDeeQ Podcast

MaanDeeQ Podcast

By Waxaan Ahay Qof Dhalinyara Oo U Ooman IsbadalEducationSelf-Improvement
Download on the App Store

MaanDeeQ Podcast episodes

  • Gabadh Waxbaratay With Walaashay Miski
    Ramadan Mubarak Axbaabi Maanta Waxaan ku Farahsnahay in Aan xalqadan Laduubay Saxiibaday walaashay Miski oo Ah Hirfadle Caafimad Macalimad iyo Halduur Bulsho Xalqadeena Maantana Waxaan inyar ka falaaqaynaynaa Waxbarsha Iyo saamyntay kuleedahay Nolosha Gabdhaha Dhagaysi wacan Hana Naga ilaawina Ducadiina Bisha barakaysan ♡
    ---
    Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/iman-abdi53/message
    21 min
  • Qalbi Allah Dartii U haajiray
    Qisaada Maanta waxaan ka soo Xigtay Buuga NoQo Saxaabiyad Waa Qisa Isaamaysay igu dhiirigalisya In aan Dariiqa Saxdaa Ku socdo Waa Qisadii Saxaabiyada Fadiilada Ahayd Ee Umulkaltuun Bintu CaQaba. Dhagysi Wngsan Axbaabi ♡
    ---
    Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/iman-abdi53/message
    7 min
  • Xiriirada Iyo Qofka Wakhtigan Nool
    Majiro Xiriir bilaa baahiya .لا يوجد علاقة من دون حاجه. ياسر الحزيمي Dhagaysi Wcn ♡
    ---
    Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/iman-abdi53/message
    15 min
  • LuQaDaHa JaCaylka
    Wax dabeecadeena ka mid ah ayaa u qaylinaya in qof kale la jeclaado. Go'doomintu waxay dhaawacaysaa maskaxda aadanaha. Taasi waa sababta xabsiga keligiis loo arko ciqaabta ugu naxariista daran. Gary Chapman, Dhagaysi Wacan ♡
    ---
    Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/iman-abdi53/message
    18 min
  • Caruur Iyo Habadood warysi dhexmaray
    Waxaan helay codkaan aan la duubay marhore caruurta haba u ahay Mar aaan islaha xasuusa la samee waxaana jeclaystay in aan idinalwadaago ka raalinqoda su'aalaha hhh wareersan oo aan caruurta waydiinayey aadban uga mahad celinayaan Abdirizaq ,Muna , Rahma in ay ahaayeen marti sharaf quruxbadan Dhagaysi Wngsan 🥰
    ---
    Send in a voice message: https://anchor.fm/iman-abdi53/message
    8 min
  • Khaladadka & jaahwareerka 20 jirka !
    Marwalba oo tahay qof waxkabarta dadkale khaladaadkooda waxaatahy qof dariiq fududa qaada .Talooyin kan waxaan ugutalagalay qofwalba oo idhagaysta In uu waxkabarto insha Allah Dhagysi wngsan ♡
    ---
    Send in a voice message: https://anchor.fm/iman-abdi53/message
    32 min
  • Dhalanteedka Horomarka
    “What you do makes a difference, and you have to decide what kind of difference you want to make.” - Dhagaysi wngsan ♡
    ---
    Send in a voice message: https://anchor.fm/iman-abdi53/message
    24 min
  • Dhibaatada Isbarbardhiga
    In aan nafteena iyo Nafaha kale Isbarbardhignu waa sida ugu wanaagsan ee aan ku qiimeyn karno horumarkeena laakiin maaha in ay noqoto mid aad naftaada ku qiima dishid,
    Dhagaysi wngsan ♡
    ---
    Send in a voice message: https://anchor.fm/iman-abdi53/message
    15 min

About MaanDeeQ Podcast

From the publisher's feed

MaanDeeQ podcast Waa Madal Maqal Aankaga Hadalno Arimaha Bulshada Waxbarashada Horomarinta Nafta iyo Qadiyadaha Haysta dhalinyarada Soomlida