MaanDeeQ Podcast

Gabadh Waxbaratay With Walaashay Miski


Listen Later

Ramadan Mubarak Axbaabi Maanta Waxaan ku Farahsnahay in Aan xalqadan Laduubay Saxiibaday walaashay Miski oo Ah Hirfadle Caafimad Macalimad iyo Halduur Bulsho Xalqadeena Maantana Waxaan inyar ka falaaqaynaynaa Waxbarsha Iyo saamyntay kuleedahay Nolosha Gabdhaha Dhagaysi wacan Hana Naga ilaawina Ducadiina Bisha barakaysan ♡
---
Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/iman-abdi53/message
...more
View all episodesView all episodes
Download on the App Store

MaanDeeQ PodcastBy Waxaan Ahay Qof Dhalinyara Oo U Ooman Isbadal