Awoodpodcast

Bilaw - Hordhac


Listen Later

Soo dhawaada, aan iskiin barnee
Awood podcasta waa codbaahiye ka soo bixi doono Magaalada jigjiga ee caasimadda Deegaanka soomalida, kaalin mug lehna ku yeelan doona hodaminta Afkeenna iyo tayaynta wax soosaarka luuqaddeenna. 
Awood podcast waxa aannu u samaynay ku soo gudbinta dhugaashooyin Awood leh oo qayb ka noqon doona kor u qaadka Fahamka iyo Fiirada Bulshadeenna.
Waxa aanu qayb laxaadle ka qaadan doonnaa soo tabinta Fikradaha yagleelidda gagacsiyada ee Entreprenourshipka, si guud waxa aan ku foogganaan doonnaa Dunida dhaqalaha,
Dhidibba u aaska fikradaha gacansiga,  isku filnaanshaha  shaqsiga, iyo faafinta Shaqada xorta ah, Waa waxa aannu halkan  u  joogno, waliba si' Awood leh.

Nagu soo biir si aan u wada galon sasanka hal abuurka.

...more
View all episodesView all episodes
Download on the App Store

AwoodpodcastBy RiseUp Social Enterprise

  • 4.5
  • 4.5
  • 4.5
  • 4.5
  • 4.5

4.5

6 ratings