Arsenal oo Man United feeraha ka tuntay. Ronaldo oo Korono ka soo kabtay Juventus-na ka caawiyey guul, Ibrahimovic oo wacdaraha AC Milan kaalin weyn ku leh, tartanka cayaaraha Somaliland, Jibuuti & Muqdisho oo lagu qabtay tartamo orod iyo warar kale oo xiiso leh