Maxay ugu koobnaatay dareenkeena oo cabirno wadooyinka dhakhtarada iyo Qubuuraha ......? Dareenkaaga oo qalbiga ku haysatid waa sidii cadar ku jira dhaladiisa wax Qiimalaha ilaa markuu faafo Dhagaysi Wngsan 🥰
---
Send in a voice message: https://anchor.fm/iman-abdi53/message