Ma laguu warramay

Cajaladaha Bajaajta – The Bajaj types


Listen Later

Bajaajtu, waa mid ka mid ah gaadiidka ugu badan ee ka shaqeeya Xamar. Dhallinyaro badan ayay shaqo u tahay. Marxalado kala duwan ayay ku shaqeeyaan. ‘Cajaladaha Bajaajta’ oo noqon doono barnaamij aan kula sheekaysanno sheekooyinkooda aan idin kugu soo gudbinno wadayaasha ayay qaybtan billow u tahay. Barnaamij ku waxa uu noqon doonaa qaab sheeko qoran […]
...more
View all episodesView all episodes
Download on the App Store

Ma laguu warramayBy Warsame Shiidley