Waxaan helay codkaan aan la duubay marhore caruurta haba u ahay Mar aaan islaha xasuusa la samee waxaana jeclaystay in aan idinalwadaago ka raalinqoda su'aalaha hhh wareersan oo aan caruurta waydiinayey aadban uga mahad celinayaan Abdirizaq ,Muna , Rahma in ay ahaayeen marti sharaf quruxbadan Dhagaysi Wngsan 🥰
---
Send in a voice message: https://anchor.fm/iman-abdi53/message