
Sign up to save your podcasts
Or


Sidee Yuhuudu saamayn ugu dhex yeelatay siyaasadda Maraykanka ? Xalqaddan ayaynu ku eegi doonaa qaabka ay Israa'iil danaheeda uga fuliso gudaha Maraykanka.
From the publisher's feed
Ujeedada aan u aasaasnay Cod iyo Caqli ayaa ah in aanu ku soo gudbino macluumaad kala duwan oo khuseeya dhinacyada kala duwan ee nolosha sida taariikhda, amniga, siyaasadda, sirdoonka,…