Taha Inspires

DERIS WANAAGGA IYO NOLOSHA TURKIDA


Listen Later

Marka aad ku nooshahay waddankaan Turkiga waxaad aad u wanaagsan in aad deriskaada kula dhaqanto qaababkaan. - In qaylo badan aan kasoo bixin gurigaaga sida sawaxanka caruurta. - In aadan marna daaqadda ka tuurin qashin iyo wixii lamid ah. - Bixinta Aidaatka oo ah lacag yar oo lagu bixiyo nadafadda jeran-jerada, nalka dibadda ah, iyo liftiga la raaco. - Ilaaliyo nadaafadda dhismaha iyo in marakasta qashin iyo wixii la mid ah aan la soo dhigin guriga hortiisa. - In marka aad cunto karsaneyso aad xaqiiqsato in urka ama carafta cuntadaada aysan gaarin deriska taas oo aad uga hortagi karto in marka aad cunto diyaarineyso aad furto hawa siiyaha guriga. ....
Ogow Dalkaadaa Denjire u tahay.
...more
View all episodesView all episodes
Download on the App Store

Taha InspiresBy Taha Inspires

  • 5
  • 5
  • 5
  • 5
  • 5

5

1 ratings