
Sign up to save your podcasts
Or


Episode kan waxan ku falanqaynayaa Xanuunka sonkoroga (macaanka) oo ah xanuun mar haduu ku haleelo aad la noolaanaysid inta noloshaada ka hadhay mana aha xanuun dad goniya ku dhaca balse wuxu ku dhacaa qof walba iyo da'a walba.
Waxnan rajaynayaa in uu idin xiiso galin doono idam rabi
By mohamed HassanEpisode kan waxan ku falanqaynayaa Xanuunka sonkoroga (macaanka) oo ah xanuun mar haduu ku haleelo aad la noolaanaysid inta noloshaada ka hadhay mana aha xanuun dad goniya ku dhaca balse wuxu ku dhacaa qof walba iyo da'a walba.
Waxnan rajaynayaa in uu idin xiiso galin doono idam rabi