Aqoon Wadaag Podcast

Aqoon Wadaag Podcast

By mohamed HassanHealth & Fitness
Download on the App Store

Aqoon Wadaag Podcast episodes

  • Diabetes Mellitus

    Episode kan waxan  ku falanqaynayaa Xanuunka sonkoroga (macaanka) oo ah xanuun mar haduu ku haleelo aad la noolaanaysid inta noloshaada ka hadhay mana aha xanuun dad goniya ku dhaca balse wuxu ku dhacaa qof walba iyo da'a walba.

    Waxnan rajaynayaa in uu idin xiiso galin doono idam rabi

    ---
    Send in a voice message: https://anchor.fm/mahamed-hassan3/message
    7 min
  • xanuunka macaanka (diabetes mellitus)

    Episode kan waxan  ku falanqaynayaa Xanuunka sonkoroga (macaanka) oo ah xanuun mar haduu ku haleelo aad la noolaanaysid inta noloshaada ka hadhay mana aha xanuun dad goniya ku dhaca balse wuxu ku dhacaa qof walba iyo da'a walba.

    Waxnan rajaynayaa in uu idin xiiso galin doono idam rabi 

    ---
    Send in a voice message: https://anchor.fm/mahamed-hassan3/message
    7 min
  • HORDHAC (Introduction)

    asc walalayal kuso dhawada podcast gan cusub waxanan hordhacan  ku falanqayn donaa wuxu ku saabsan yahay AQOON WADAG PODCAST iyo faa'idada ay leedahay gudbinta aqoontu waxanad ka heli doontaan taxanayaal idin xiisa galiya INSHA ALLAAH

    ---
    Send in a voice message: https://anchor.fm/mahamed-hassan3/message
    5 min
  • Introduction

    muhimadu waa in aad wakhtigaga wax adun iyo akhiraba ku anfacaya  kaga faa idaysata adigo ilaahay adarti usamaynaya 

    in aad aqoon gudbiso waa shayqimo leh wadadad doonataba maroo.

    podcast gan insha Allaah barnaamijyo idin xiiso galiyad ka heli dontan 

    hadi aad nagu cusub tahay nagu soo biir

    mahadsanid

    ---
    Send in a voice message: https://anchor.fm/mahamed-hassan3/message
    5 min
  • 1. S1E2: Diabetes Mellitus Review

    asc  ku soo dhawada Kalkaal Podcast. waa Season 1 Episode 2:

     waxaynu kaga hadlayna  Xanunka Diabetes ( Macanka ama Sonkorowga) Xanunka

    waa xanuun ay sababto yaraanshaha ama waayida dheecaanka looyaqaan INSULING waana xanun aad  la nolanaysid 

    mogananta naftadu waxay kugu sababysa dhaawacyo xubnaha muhimka ah kaso gadha iska warhay lana saxiib!

    ---
    Send in a voice message: https://anchor.fm/mahamed-hassan3/message
    8 min
  • 1. S1E1: HYPERTENSION Review

    asc  ku soo dhawada Kalkaal podcast

     waa Season 1 Episode 1: waxaynu kaga hadlayna  Xanunka Hypertension( DHIGKARKA) Xanunka Hypertension ka layidha wa cadadiska dhiga o kor u kaca sababai karana xalado cafimad daro kana midka yihin STROKE,KIDNEY disorder etc.

     HEERARKA DHIGKARKA;

    Normal blood pressure:  (Less than 120)Systolic (mmHg) KASARE           vs             Less than 80Diastolic (mmHg) KA HOSE

    ...

     Elevated   :   Between 120 and 129 Systolic (mmHg) KA SARE               vs                      Less than 80Diastolic (mmHg) KA HOSE

    ...

     Stage 1 hypertension  : Between 130 and 139 Systolic (mmHg)          vs            Between 80 and 89Diastolic (mmHg) KA HOSE

    ..

     Stage 2 hypertension : At least 140Systolic (mmHg) KASARE                   vs                    At least 90  Diastolic (mmHg) KA HOSE 

    ..

    Hypertensive crisis   :   Over 180Systolic (mmHg)  KASARE                        vs                     Over 120Diastolic (mmHg) KA HOSE

    ---
    Send in a voice message: https://anchor.fm/mahamed-hassan3/message
    4 min
  • 1..SE1▫️EP1 Hypertension
    asc  ku soo dhawada The Doctor Show. waa Season 1 Episode 1: waxaynu kaga hadlayna  Xanunka Hypertension( DHIGKARKA)
    Xanunka Hypertension ka layidha wa cadadiska dhiga o kor u kaca sababai karana xalado cafimad daro kana midka yihin STROKE,KIDNEY disorder etc.
    HEERARKA DHIGKARKA
    Normal blood pressure (Less than 120)Systolic (mmHg) KASARE                              Less than 80Diastolic (mmHg) KA HOSE
    Elevated   :   Between 120 and 129 Systolic (mmHg) KA SARE                                     Less than 80Diastolic (mmHg) KA HOSE
    Stage 1 hypertension  : Between 130 and 139 Systolic (mmHg)                      Between 80 and 89Diastolic (mmHg) KA HOSE
    Stage 2 hypertension : At least 140Systolic (mmHg) KASARE                                       At least 90  Diastolic (mmHg) KA HOSE
    Hypertensive crisis   :   Over 180Systolic (mmHg)  KASARE                                             Over 120Diastolic (mmHg) KA HOSE
    ---
    Send in a voice message: https://anchor.fm/mahamed-hassan3/message
    4 min

About Aqoon Wadaag Podcast

From the publisher's feed

Aqoon Wadaag Podcasts Wuxu ku saabsan yahay nafaqada,xanuunada guud iyo Horumarinta nafta