Aqoon Wadaag Podcast

xanuunka macaanka (diabetes mellitus)


Listen Later

Episode kan waxan  ku falanqaynayaa Xanuunka sonkoroga (macaanka) oo ah xanuun mar haduu ku haleelo aad la noolaanaysid inta noloshaada ka hadhay mana aha xanuun dad goniya ku dhaca balse wuxu ku dhacaa qof walba iyo da'a walba.

Waxnan rajaynayaa in uu idin xiiso galin doono idam rabi 

---
Send in a voice message: https://anchor.fm/mahamed-hassan3/message
...more
View all episodesView all episodes
Download on the App Store

Aqoon Wadaag PodcastBy mohamed Hassan