BUUNDO

Episode 5: Xalqadda 4aad | Abdirahman Kahin | Founder, Afro Delli


Listen Later

Season 1,  Xalqadda 4aad.
Cabdirahman Kahin, Aasaasaha Afro Deli. Cabdiraxmaan waa ganacsade, Abaabule bulsho iyo samafale aad looga dhex yaqaan bulshada soomaalida ee Maraykanka. Sannadkan wuxuu ku guulaystay abaalmarinta ganacsiyada yaryar ee dalka Maraykanka. (US Small Business Personal Of The Year).  Halkan ka bogo safarkiisa curineed, Caqabadaha uu la kumlay,  hiigsigiisa iyo waxyaabo kale. 
Marka aad ka bogato, Kusoo biir Channel-keenna,  lanasii wadaag saaxiibbadaa.
...more
View all episodesView all episodes
Download on the App Store

BUUNDOBy Mohamed Omer

  • 4.5
  • 4.5
  • 4.5
  • 4.5
  • 4.5

4.5

8 ratings


More shows like BUUNDO

View all
Kabasho by Hamda Hussein

Kabasho

199 Listeners

Somali Show by Mohamed

Somali Show

8 Listeners

QORSHAHA NOLOSHA Ep:1 by Ali Mire Ahmed

QORSHAHA NOLOSHA Ep:1

0 Listeners