Kabasho waa taxane dhaymo-nafeed ah oo ay Hamda Hussein ku rajaynayso in uu fudayd iyo raysasho u horseedo cid kasta oo wehel ka dhigata ✨🌸
... moreShare Kabasho
Share to email
Share to Facebook
Share to X
Weli ma Iswaydiisay su'aasha ah 'maxay ayay dadku caawimo u dalban waayaan marka ay maskaxdoodu u baahato'? xilqaddan ayaynu kaga jawaabi doonnaa wax ka mid ah waxyaabaha dadka ka hor istaaga inay maskaxdooda u hiiliyaan.
Xilqaddan waxaynu dib ugu milicsanaynaa safarkii kabasho ee sannadka iyo badhka soo socday, waxaynu kale oo wax iska waydiinynaa muhiimadda ay leedahay 'Kabashada-Dareen' iyo calaamadaha aad ku garan kartid.
Dhagaysi wacan.
Weligaa ma dareentay in naftaadu jeceshahay ama ku sidkantahay cidda dhibaataysa? ma u wayday magac aad u bixiso xidhiidhka noocaas ah, xilqaddan ayaa kuu faah-faahinaysa magaca ,micnaha iyo qaabka uu u samaysmo xidhiidhka noocaas ahi.
Dhagaysi wanaagsan.
Weligaa ma dareentay inaad dareemahaaga ku hafanaysid? sidee ayaad u maaraysay dareen-ku hafashada?
Xilqaddan ayaynu maaraynta dareen ku hafashada kaga hadlaynaa, dhagaysi iyo dhaqan gelin wanaagsan
Weli ma Iswaydiisay ama ma doontay inaad dareemahaaga xakamayso? Inaad falcelinahaaga adigu falkiso oo aanay si bila qorshe ah kaaga soo fulin? Xilqaddan ayaynu ku qaadaa-dhigaynaa qaabka ugu fudud ee aad u baran kartid Xakamaynta Dareemadaada.
Dhagaysi iyo Dhaqan gelin wanaagsan.
Waa Qaybtii 2aad ee Cuqdadda Hoosaynta.
Dhagaysi wanaagsan .
--- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/messageCuqadadda Hoosayntu 'Inferiority Complex' waa maxay ayaynu xilqaddan isku waydiinaynaa . Dhagaysi wanaagsan
--- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/messageBani'aadamku ma darroori karaa dareen ahaan? Xilqaddan ayaynu kaga jawaabaynaa su'aashan.
Dhagaysi iyo Dhaqan gelin wanaagsan
--- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/messageWeli awoodahaaga qofeed , wax qabadkaaga iyo ahaanshiyahaaga maka shakiday? ma iswaydiisay weli waxaad isaga shakido? Xilqaddan ayaynu isku waydiinaynaa shakiga, waxa keena iyo sida looga bixi karo.
Dhagaysi iyo dhaqan gelin wanaagsan
--- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/messageThe podcast currently has 53 episodes available.
1,965 Listeners
1,762 Listeners
649 Listeners
67 Listeners
223 Listeners
128 Listeners
58 Listeners
62 Listeners
153 Listeners
119 Listeners
164 Listeners
25 Listeners
79 Listeners
130 Listeners
82 Listeners