
Sign up to save your podcasts
Or


Tottenham oo la wareegtay hoggaaminta horyaalka Ingiriiska ka dib dharbaaxadii Arsenal, Arteta muxuu ka yiri indho xumada haysata kooxdiisa? Isbeddel ku yimid hoggaanka horyaalka Spain, AC Milan oo wacdaro ka dhigeysa Serie A-ga Talyaaniga iyo qodobo kale oo xiiso leh.
By Mowliid HajiTottenham oo la wareegtay hoggaaminta horyaalka Ingiriiska ka dib dharbaaxadii Arsenal, Arteta muxuu ka yiri indho xumada haysata kooxdiisa? Isbeddel ku yimid hoggaanka horyaalka Spain, AC Milan oo wacdaro ka dhigeysa Serie A-ga Talyaaniga iyo qodobo kale oo xiiso leh.