Qodobada Barnaamijka aan idinkugu hayno waxaa ka mid ah
Horyaalka kubada cagta Soomaaliya oo meel xasaasi ah marayan, iyadoo kooxo tun weynaa taako loo dhigay, qaarna afka ciida loo taabsiiyey
Wadahadaladii Tottenham iyo tababare Conte u dhaxeeyey oo tilaabo horey u qaadi waayey
Portugal iyo Spain oo taladoodu tahay marti galinta ciyaaraha aduunka 2030.
Jarmalka iyo taatabanda ciyaaraha Euro 2020
Xidiga Premier League-ga ee sanadkan oo la tilmaamay
Tusmooyinka suuqa kala iibsiga ciyaaraha iyo qodobo kale ayey tabin doonaa ee ku soo durka mar kale iyo faaqidaada ciyaaraa