Bogga Mowliid Haji

FAAQIDAADDA CIYAARAHA 05.06.2021


Listen Later

Qodobada Barnaamijka aan idinkugu hayno waxaa ka mid ah 

Horyaalka kubada cagta Soomaaliya oo meel xasaasi ah marayan, iyadoo kooxo tun weynaa taako loo dhigay, qaarna afka ciida loo taabsiiyey

  • Wadahadaladii Tottenham iyo tababare Conte u dhaxeeyey oo tilaabo horey u qaadi waayey
  • Portugal iyo Spain oo taladoodu tahay marti galinta ciyaaraha aduunka 2030.
  • Jarmalka iyo taatabanda ciyaaraha Euro 2020
  • Xidiga Premier League-ga ee sanadkan oo la tilmaamay
  • Tusmooyinka suuqa kala iibsiga ciyaaraha iyo qodobo kale ayey tabin doonaa ee ku soo durka mar kale iyo faaqidaada ciyaaraa
  • ...more
    View all episodesView all episodes
    Download on the App Store

    Bogga Mowliid HajiBy Mowliid Haji