Bogga Mowliid Haji

FAAQIDAADDA CIIYAARAHA:


Listen Later

Waxyaabaha aan ku soo qaadanayno waxaa ka mid ah geeridii tababarihii kooxdii Madbacadda Qaranka ee Soomaaliya, taariikhdadiisii oo ay ka hadlayaan Mukhtaar Cuti, Sakariye Baliile & Abuukar Islow oo ka mid ahaa xiddihii kubada cagta ee Soomaaliya.


Saameynta dagaalka Ukraine iyo ciyaaraha Yurub & warar kale oo xiiso leh

...more
View all episodesView all episodes
Download on the App Store

Bogga Mowliid HajiBy Mowliid Haji