
Sign up to save your podcasts
Or


Burnley oo dhiiqada hoos ugu riixday Arsenal. Chelsea oo la karbaashay, Tottenham oo taako loo dhigay. Liverpool oo lugta lagu dhegay. AC Milan oo siriq ay Parma u dhigtay ka baxsatay. Real Sociedad oo la wareegtay hoggaanka horyaalka Spain ee La Liga-ha iyo warar kale.
By Mowliid HajiBurnley oo dhiiqada hoos ugu riixday Arsenal. Chelsea oo la karbaashay, Tottenham oo taako loo dhigay. Liverpool oo lugta lagu dhegay. AC Milan oo siriq ay Parma u dhigtay ka baxsatay. Real Sociedad oo la wareegtay hoggaanka horyaalka Spain ee La Liga-ha iyo warar kale.