Bogga Mowliid Haji

FAAQIDAADA CIYAARAHA 18.01.2021


Listen Later

Qodobadda aad ku maqli doontaan waxaa ka mid ah Inter oo xalay Juventus wacdaro ku dhigtay, Manchester United oo xagsatay hoggaaminta horyaalka Ingiriiska, Man City oo kaabiga ku haysa kaalinta koowaad ee Premier League-ga, Athletic Bilbao oo dharbaaxo ku dhufatay Barcelona kana qaaday koobka Spanish Super Cup. Man, Ozil oo xalay diyaarad khaas ahi ka qaaday London iyo warar kale.

...more
View all episodesView all episodes
Download on the App Store

Bogga Mowliid HajiBy Mowliid Haji