
Sign up to save your podcasts
Or


Arsenal, Man United, Chelsea, Man City, Liverpool, Tottenham iyo in ka badan 20 kale oo kooxood oo iska xaadiriyey wareega 4-aad & 5-aad ee koobka FA-ga. Ronaldo oo rikoor cusub dhigay. Roma oo Inter ka horistaagtay in ay qabato hoggaaminta horyaalka Talyaaniga, Maxay tahay saameynta ka bixitaanka UK ay ka baxday Midowga Yurub ay ku yeelanayso ciyaartoyda iyo tababarayaasha aan u dhalan dalkaas.
By Mowliid HajiArsenal, Man United, Chelsea, Man City, Liverpool, Tottenham iyo in ka badan 20 kale oo kooxood oo iska xaadiriyey wareega 4-aad & 5-aad ee koobka FA-ga. Ronaldo oo rikoor cusub dhigay. Roma oo Inter ka horistaagtay in ay qabato hoggaaminta horyaalka Talyaaniga, Maxay tahay saameynta ka bixitaanka UK ay ka baxday Midowga Yurub ay ku yeelanayso ciyaartoyda iyo tababarayaasha aan u dhalan dalkaas.