
Sign up to save your podcasts
Or


Manchester City oo feeraha ka tuntey Chelsea. Franka Lampard oo cadaadis iyo culeys saaran yahay. AC Milan oo wacdaro ka dhigaysa horyaalka Talyaaniga isla markaana ah kooxda kaliya ee shanta horyaal ee Yurub ugu sarreysa ee ilaa iyo hadda aan laga badin. Atletico Madrid oo la wareegtay hoggaaminta horyaalka Spain iyo warar kale.
By Mowliid HajiManchester City oo feeraha ka tuntey Chelsea. Franka Lampard oo cadaadis iyo culeys saaran yahay. AC Milan oo wacdaro ka dhigaysa horyaalka Talyaaniga isla markaana ah kooxda kaliya ee shanta horyaal ee Yurub ugu sarreysa ee ilaa iyo hadda aan laga badin. Atletico Madrid oo la wareegtay hoggaaminta horyaalka Spain iyo warar kale.