Bogga Mowliid Haji

FAAQIDAADDA CIYAARAHA 15.05.2021


Listen Later

Final-ka FA Cup-ka, Zidane ma laga yaabaa in la eryo haddii horyaalka La Liga laga qaado? Yaa Man City yaa horyaalka sanadka dambe ku ciriirin doona? Horyaalka Premier League-ga yaa qaadi doona laacibka sanadka? Horyaalka Jarmalka, Ronaldo ma sii joogi doona Juventus haddii ay u dhacdo ka qayb galka Europe League? iyo warar kale.

...more
View all episodesView all episodes
Download on the App Store

Bogga Mowliid HajiBy Mowliid Haji