Bogga Mowliid Haji

FAAQIDAADDA CIYAARAHA - 17.04.2021


Listen Later

Maxaa caawa kala haysta Chelsea & Man City. Thomas Tuchel ma awoodii doonaa in markii ugu horreysay uu ka badiyo Pep Guardiola?  Mid ka mid ah ciyaartoyda Roma oo qori qaaradiis dhac loogu geystay. Tottenham oo ka walaacsan dhaawac soo gaaray Harry Kane. Tababaraha Barcelona Ronald Koeman oo biyo qabow ku shubay dabka lagu shidayo mustaqbalkiisa hogaaminta kooxda Barcelona iyo warar kale

...more
View all episodesView all episodes
Download on the App Store

Bogga Mowliid HajiBy Mowliid Haji