Bogga Mowliid Haji

FAAQIDAADDA CIYAARAHA 29.05.2021


Listen Later

Qodobada ku jira waxaa ka mid ah

  • Wacdaraha caawa kala haysta Man City & Chelsea oo ku hardamaya koobka Champions League-ga
  • Ciyaar kooxdii badisa ay helayso 240 milyan oo doolar oo maanta ka dhacaysa London
  • Muqdisho oo marti galinaysa horyaalka Teniska Soomaaliya
  • Mustaqbalka Messi & Barcelona
  • Nidaamka Away goal-ka Champions League-ga oo lagu wado in la baabi'iyo
  • Koox uu leeyahay David Beckham oo 2 milyan oo doolar lagu ganaaxay
  • Ryan Giggs oo loo haysto garaacis iyo gaboodfal haween 
  • ...more
    View all episodesView all episodes
    Download on the App Store

    Bogga Mowliid HajiBy Mowliid Haji