Ardaaga Mullaaxo

Facii Sagaashanaadkii Dhashoow! Qaybta 1aad


Listen Later

Kulanti wanaagsan dhagaystayaal. Waa kalkeenii koowaad iyo xalqaddeenii koowaad. Xalqaddan waxa aan idiin akhrin doonnaa dhanbaal ku socda qof kasta oo dhashay sagaashanaadkii. Dhambaalkan waxa cinwaan looga dhigay ‘Dhanbaal ku socda ilmihii sagaashanaadkii dhashoow'


Dhagaysi wacan!

...more
View all episodesView all episodes
Download on the App Store

Ardaaga MullaaxoBy Muna