Ardaaga Mullaaxo

Ardaaga Mullaaxo

By MunaArts
Download on the App Store

Ardaaga Mullaaxo episodes

  • Facii Sagaashanaadkii Dhashoow! Qaybta 1aad

    Kulanti wanaagsan dhagaystayaal. Waa kalkeenii koowaad iyo xalqaddeenii koowaad. Xalqaddan waxa aan idiin akhrin doonnaa dhanbaal ku socda qof kasta oo dhashay sagaashanaadkii. Dhambaalkan waxa cinwaan looga dhigay ‘Dhanbaal ku socda ilmihii sagaashanaadkii dhashoow'


    Dhagaysi wacan!

    5 min

About Ardaaga Mullaaxo

From the publisher's feed

Dhaqan, Dhigaal iyo Dhiirigelin