Sign up to save your podcastsEmail addressPasswordRegisterOrContinue with GoogleAlready have an account? Log in here.
Feker Xora is a weekly podcast dedicated to discussing around critical public policy topics and emerging issues affecting somali society. Discussions also spotlight education, leadership and somali el... more
FAQs about Feker Xora:How many episodes does Feker Xora have?The podcast currently has 6 episodes available.
May 28, 2021SE01EP06 Aqoonyahanka Iyo Doorka BulshadaWaxa marti inoogu ah toddobaadkan barnaamijka Dr. Saadiq Enow. Digtoorku waxa uu aragtidiisa falanqayn kooban ku samayn doonaa jawaabta su'aasha ah: aqoonyahanka soomaaliyeed kaalintiisii bulsho ma gutay mise?...more31minPlay
May 17, 2021SE01EP05: Aqoonyahanka iyo Doorka Bulshada - Dr. Maxamuud GeeldoonEpisode-kan waxa noo gu marti ah Dr. Maxamuud Cali Geeldoon oo inoo ga warramaya doorka Aqoonyahanka iyo bulshada. Waxa uu ka hadlayaa sida aqoonyahanka soomaaliyeed halkii ay ka hoggaamin lahaayeen bulshada iyagii odayaal qabiil iyo shakhsiyaad macne liitaa u hoggaamiyeen. Gebogabada waxa uu dhalinyarada soomaaliyeed u soo jeedinayaa talooyin ay tahay in ay guntadaan si bulshada loo samatabixin lahaa....more24minPlay
May 08, 2021SE01EP04: Qaabdhismeedka Booliiska Soomaaliland & Dibuhabaynta uu u BaahanyahayWaxa inoo gu casuumman xalqaddan 4aad Garyaqaan Guuleed Dafac. Waxa aannu ka ga hadlaynaa qaabka uu u dhisan yahay Booliiska Soomaaliland iyo galdaloolooyinka jira. Sidoo kale dibuhabaynta Booliisku u baahan yahay iyo qaabdhismeedka booliis ee dal dimuquraaddi ah inuu yeesho ay tahay baanu isla eegaynaa. Waxa uu Guuleed ka ga hadlayaa sababaha loo hortaagan yahay dibuhabayn la gu sameeyo booliiska....more28minPlay
April 25, 2021SE01EP03: Doorka qoraagu ku lee yahay bulshadaQoraa Faarax Maxamuud oo ku caan ah Sheeko-Xariiro oo noogu casuuman episode-kan waxa uu si guud u ga hadlayaa qoraalka iyo qoraaga iyo doorka qoraagu ku lee yahay bulshada....more34minPlay
March 27, 2021SE01EP02: Bulshooyinka reer guuraaga ah iyo DawladnimadaEpisode-kan waxa uu Dr. Maxamuud Cali Geeldoon ku falanqaynayaa bulshooyinka reer guuraaga ah iyo Dawladnimada....more41minPlay
March 12, 2021SE01EP01 Dimuquraadiyadda iyo u hoggaansanka iyo ilaalinta sharcigaDawladnimada waxa saldhig u ah sharci. Xalqaddan waxa Garyaqaan Mubaarig cabdi ka warramayaa "Dimuquraadiyadda iyo u hoggaansanka iyo ilaalinta sharciga." Sidoo kale waxa aannu ku eegaynaa Soomaaliland iyo heerka ilaalinta sharciga iyo u hoggaansankiisa....more31minPlay
FAQs about Feker Xora:How many episodes does Feker Xora have?The podcast currently has 6 episodes available.