Sign up to save your podcastsEmail addressPasswordRegisterOrContinue with GoogleAlready have an account? Log in here.
Ku soo dhawaada Galka Baarista oo ah Barnaamij dabaggal ku saabsan oo ku aaddan dhacdooyinka dhaca ee u baahan in si qoto dheer looga hadlo.... more
FAQs about Galka Baarista:How many episodes does Galka Baarista have?The podcast currently has 53 episodes available.
January 22, 2020Heshiiska Wasaaradda Gaashandhigga iyo Shirkad ShisheeyeKu soo dhawaada barnaamijkii Galka Baarista oo ku saabsan heshiis ay wasaaradda gaashaandhigga Soomaaliya la gashay shirkad gaar ah oo fadhigeedu yahay dalka Imaaraadka Carabta. Harun Macruuf ayaa inoo haya.Harun Macruuf...more16minPlay
January 22, 2020Caqabadaha Shaqo ee Soomaalida ee AMISOMKu soodhawaada barnaamjkii Galka Baarista oo toddobaadkan aan ku eegeyno caqabaaha muwaaddiniinta Soomaalida ah ka heysta helista shaqooyinka ama qandaraasyada ay bixiso AMISOM.Haaruun Macruuf...more17minPlay
January 22, 2020Sida Dharka Ciidamada uu ku Gaaro ShabaabKu soo dhawaada Galka Baarista oo ah Barnaamij dabaggal ku saabsan oo ku aaddan dhacdooyinka dhaca ee u baahan in si qoto dheer looga hadlo.Barnaamijkan oo aad VOA ka dhageysan doontaan, ayaa toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay sidey kooxda Shabaab ku hesho dharka ciidamada dowladda oo ay weerarada u adeegsato. Haaruun Macruuf, ayaa soo diyaariyay soona jeedinaya.Haaruun Macruuf...more12minPlay
FAQs about Galka Baarista:How many episodes does Galka Baarista have?The podcast currently has 53 episodes available.