Sign up to save your podcastsEmail addressPasswordRegisterOrContinue with GoogleAlready have an account? Log in here.
Garasho-wadaag waa barnaamij ka baxa idaacadaha maxalliga ah ee Galmudug. Barnaamijkaas waxaan ku soo bandhigi doonnaa doodo diiradda saaraya bulshada, arrimaha is-bedelka cimilada, khilaafaadka, dib ... more
FAQs about Garasho-wadaag:How many episodes does Garasho-wadaag have?The podcast currently has 76 episodes available.
April 24, 202557. Walaalaha CimiladaBile Dahir Omar, Iskuduwaha wasaaradda Gargaarka iyo maaraynta musiibooyinka Galmudug iyoHinda Dahir Jamac, Madaxa Tababarada Golaha Warbaahinta...more1h 20minPlay
April 10, 202556. Dib u soonoleynta Dhaqdhaqaaqyadii NabaddaNuuriyo Abdi Awale, oo xubin ka ah ururada bulshada rayidka ah iyoSiciid Cabdulaahi Kulmiyeoo ka mid ah Suxufiyiinta Gobalka Mudug...more1h 29minPlay
March 27, 202555. Abaar: Xeelad Wax Qabad iyo Alla la BaryoXaliima Jaamac, Xoghayaha guddiga gurmadka abaaraha, ahna xubin firfircoon oo ka tirsan Shabakadda Nabad-Dhisayaasha iyo Axmed Xassan Faarax, Iskuduwaha Wasaaradda Biyaha iyo Tamarta Gobalka Mudug Galmudug...more1h 16minPlay
March 13, 202554. Doorka Haweenka ee ka qeyb galka NabaddaFartun Mohamed Ali iyoFalis Abshir Guuleed...more1h 13minPlay
February 27, 202553. Taageerada gabayku ku leeyahay nabadeyntaHani Axmed Maxamud iyo Maxamed Sheikh Saciid...more1h 29minPlay
February 06, 202552. Shabakadda NabaddaSumayo Ibraahiin Cismaan iyoCabdirahman Maxamed Cabdi...more1h 31minPlay
January 23, 202551. Akhrinta, wax Barashada iyo Helidda AqoontaZamzam Maxamed Colaad iyo Garaad Axmed Rooble...more1h 25minPlay
December 12, 202449. Deegaan Nadiif ah oo caafimaad qaba oo si nabad ah loogu wada noolyahayDiib Mohamed Cardofe, Gudoomiyaha Ururka Kasmo iyoCalas Abdinur Barre, Gudoomiyaha – Shabakadda Nabadda, Dhusamareb...more1h 26minPlay
November 28, 202448. Wax ka qabashada is-bedelka cimilada: Soomaaliya oo ka muuqato masraxa caalamkaFartun Awil Ahmed, Madaxa Waxbarashada Gabdhaha ee Gobolka Mudug Wasaaradda Waxbarashada Galmudug iyoAhmed Mohamed Ali, Wariye ku takhasusay arrimaha deegaanka...more1h 26minPlay
November 14, 202447. Warbaahinta NabaddaFarxiyo Maxamuud Yuusuf, Agaasimaha Jinsiga Ururka Suxufiyiinta Qaranka (NUSOJ) iyoRaxma Xasan Maxamed, Agaasimaha Tababarada Ururka (NUSOJ)...more1h 30minPlay
FAQs about Garasho-wadaag:How many episodes does Garasho-wadaag have?The podcast currently has 76 episodes available.