Sign up to save your podcastsEmail addressPasswordRegisterOrContinue with GoogleAlready have an account? Log in here.
Garasho-wadaag waa barnaamij ka baxa idaacadaha maxalliga ah ee Galmudug. Barnaamijkaas waxaan ku soo bandhigi doonnaa doodo diiradda saaraya bulshada, arrimaha is-bedelka cimilada, khilaafaadka, dib ... more
FAQs about Garasho-wadaag:How many episodes does Garasho-wadaag have?The podcast currently has 76 episodes available.
April 25, 202436. Aargoosiga bogsiin lagu badaloMaymuun Calinuur GayfaneXirsi Yusuf Barre ...more1h 22minPlay
March 07, 202434. Qoloqoleysiga iyo Qalalaasaha Khilaafka ~ Bogsiin bedesha Aargoosiga...more1h 16minPlay
February 22, 202433. Deegaan Nadiif ah oo caafimaad qaba oo si nabad ah loogu wada noolyahayNasteexo Cali Xasan, oo kamid ah beecmushtariinta GaalkacyoAsad Khalifa Jamac, oo ah Gudoomiyaha Dhalinyarta Gaalkacyo...more1h 24minPlay
January 25, 202432. Xaaja Nimaan Oqoon, Indhuhuu Ka RidaaBurhaan Cabdulaahi, lehAbshiro Cali GeediDeeq Aadan Cali...more1h 33minPlay
December 14, 202331. Laba Musiiba oo is XigtayTaxanaha 31-aad waxaan uga hadli doonaa Dhibaatooyinka ka dhashay fatahaadihii ka dhashay Roobabkii xoogganaa ee bilihii la soo dhaafay ka da,ay deegaano badan oo Soomaaliya ka tirsan gaar ahaan Galmudug. Waxaa barnaaminka Beri oo Khamiis ah marti noogu ah Agaasimaha Guud ee Wasaardda Gar-gaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Galmudug Maxamed Cabdulaahi Cali iyo Gudoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Gobalka Baashi Cali Xaashi. Kaalinta Wasaaradda ee dhibaatooyinka ka dhashay doofaanta Elnino iyo Doorka Warbaahintu ee tabinta iyo ka warbixinta xaaladda ay ku sugan yihiin bulshada uu saameynta balaraan u gaystay Daadadks iyo iyo Roobabku....more1h 27minPlay
November 02, 202330. Beerta aan ku kulanoAxmed Maxamed Cabdi & Sharmarke Tahaliil Aadan...more1h 23minPlay
October 05, 202329. Oodo dhacameed siday u kala sarreeyaan baa loo kala guraaOoda dhacameed siday u kala sarreeyaan baa loo kala guraa.Waa Xikmad Soomaaliyeed oo tilmaamaysa sida ay muhiim u tahay in Xalka laga bilaabo sida ugu fudud iyo sida wax walba muhiimadaha ay u kala leeyihiin si xal waara loo gaaro.Waxaa marti noogu ah Barnaamijka Galabtay Marwo Xabiibo Koofurow oo ah Gudoomiye Kuxigeenka Ururka Haweenka Gobalka Mudug oo ah Urur u taagan Nabadda iyo Wacyigalinta Bulshada....more1h 32minPlay
September 07, 202328. Bogsiin bedesha AargoosigaFarxiyo Jeyte Cali iyo Baashi Ducaale...more1h 31minPlay
July 27, 202327. Qoloqoleysiga iyo Qalalaasaha KhilaafkaWaxaa marti noogu ah Nabadoon Cabdiraxmaan Axmed Kaarshe iyo Nuuriyo Cabdi Cawaale oo ka mid ah HaweenkaMAWDUUCA: Doorka Qabiileysiga iyo Eexdu ka qaataan qallalaasaha iyo isku dhacyada bulshada...more1h 31minPlay
FAQs about Garasho-wadaag:How many episodes does Garasho-wadaag have?The podcast currently has 76 episodes available.