MaanDeeQ Podcast

Guumays yahay!!!!


Listen Later

Guumays waa tibaax guud oo loo isticmaalo in lagu tilmaamo gabdhaha ka weyn da'da guurka, taas oo caado ka ah waddan kasta. SaaS oy Tahay gabadhna ma istaahisho in erayga lagu Dhaho sababtoo ah magaranaysid daruufta haysata waxa laabteeda ku jira iyo suu eraygaasi u dhaawikaro Guurkuna maaha wax gacantaada ama gacanteeda ku jira ee waa arsaaq allah bixiyo Dhagaysi wanaagsan 🥰
---
Send in a voice message: https://anchor.fm/iman-abdi53/message
...more
View all episodesView all episodes
Download on the App Store

MaanDeeQ PodcastBy Waxaan Ahay Qof Dhalinyara Oo U Ooman Isbadal