HEEGO WITH FATMA

HEEGO WITH FATMA

By Heego with FatmaSociety & Culture
Download on the App Store

HEEGO WITH FATMA episodes

  • (EP04). Qoyska iyo bulshada
    1: waa maxay qosku?!
    2: waa maxay muhiimada uu leedahay qoska?!
    3:tiirarka qoyska cafimaadka qaba
    4:barbaarinta toosan
    5 kaalinta uu leeyahay ilmaha yar koritaankiisa
    6:mashaakisha qoysasku
    7 xalalka ugu saxsan ee lagu dhaqaaqi karo
    27 min
  • (EP02). Kibirka iyo qabwaynida.
    Waxa uu inoo kala saaray ahmed saalax waxa ay kala yihiin qabwaynida iyo kibirka in mararka qaarkood lagu dhex qaldo kalsoonida waxan idin rajaynayaa dhagaysi wacan hana ilaawin wixii fikirkaaga ah inaad nala wadaagtid .
    37 min
  • (EP01). Waa maxay Cafimaadka nafsada iyo dhimirka ?!
    Cafimaadka nafsadeed waxa uu noqonaya in qofku inuu ka bad qabo wax walboo maskaxdiisa iyo maankiisa dhaawici karaaya uu ka bad qabo wixii fikirkiisa carqaladeen kara uu ka badqabo wixii xasuustiisa iyo qaab ushaqeenta maskaxdiisa wax udhimi karo .inuu qofku raali ka yahay qaabka u noolyahay iyo shakhsiyadiisa
    39 min
  • Hordhac
    soo dhawoow: waxa kaga hadlaya podcast heego social psychology mental health iyo mawaadiic kale dhagaysi wacan dhamaantiin
    2 min

About HEEGO WITH FATMA

From the publisher's feed

Kusoo dhawaw podcast HEEGO WITH FATMA