
Sign up to save your podcasts
Or


Episode-kan waxaad ka baranaysaa sida loo qoro warqadda codsiga shaqada. Fadlan fikirkaaga ka dhiibo, lana wadaag asxaabtaada.
Episode-kan waxaad kaga boganeysaa sida loo diyaariyo interview-ga shaqada iyo su'aalaaha ugu muhiimsan iyo sida looga jawaabo.
Waa qeybta kowaad barnaamij taxane ah aan ugu talo galay dhalinyarada Soomaaliyeed oo doonaysa inay xirafadooda iyo fursadahooda shaqo ku kobciyaan.
From the publisher's feed