Ma laguu warramay

Ibraahim C. Afrax “Ibraahim Nolosha”


Listen Later

“Haddaa nahay dadkii,              Dhashii lahayd dalkaan,               Difaac iyo dagaal,               Diyaar baan u nahay” Horay ma u maqashay heestan? Haa dheh. Ibraahim waa Abwaanka leh erayadeeda iyo laxankeeda. Sidoo kale waxa uu leeyahay suugaan kale oo tira badan. Laxanka mala bartaa mise waa hibo ayaan ku billaabay. Dhagaysi wacan.
...more
View all episodesView all episodes
Download on the App Store

Ma laguu warramayBy Warsame Shiidley