Dharaar

Iran oo hub cusub soo bandhigtey


Listen Later

Hogaamiyaha ugu sareeya Iiraan oo ka qeyb galey bandhig hub cusub oo ay Iiraan soo saartey. Bandhigan ayaa ku soo beegmey iyadoo Isra'il ku duushey Qasa sidoo kale, Mareykanka ayaa ciidamo ku soo ururinaya gobolka Bariga Dhexe.

Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.

...more
View all episodesView all episodes
Download on the App Store

DharaarBy Ismaaciil Cali Asad