Dharaar

Dharaar

By Ismaaciil Cali AsadNewsDaily News
Download on the App Store

Dharaar episodes

  • Mudaharaadyo kala duwan oo ka socda Jaamacadaha Mareykanka

    Mudaharaadyo kala duwan isku soo baxyo ka socda gudaha jaamacadaha Mareykanka. Mudaharaadyada oo lagu dalbanayo in la joojiyo dagaalka Qasa lagu hayo tan iyo bilawgii Oktoobar ee sanadkii hore.


    Tixraac

    https://www.aljazeera.com/news/2024/4/26/with-eyes-on-us-college-campuses-students-stress-gaza-is-why-were-here

    Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.

    6 min
  • Indiya iyo la dagaalanka Budhcad badeedka

    Budhcad badeedka oo hoos u dhacey sanadadii ugu danbeeyey ayaa imika dib u soo cusboonaadey. Tan iyo 2018kii markii ugu horeysay budhcad badeed reer Soomaaliya ah ayaa ku guuleystey in qabsadaan markab. hawlagalo ayey ka galeen ciidamada Indiya, sidoo kale Indiya ayaa kordhisey hawlgalada dhinaca badda.


    Xigasho

    https://www.aljazeera.com/news/2024/3/23/captured-somali-pirates-arrive-in-india-to-face-trial-over-ship-hijacking

    https://www.aljazeera.com/news/2024/3/12/twenty-armed-men-take-control-of-cargo-ship-off-somalia-say-watchdogs

    Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.

    6 min
  • Doorashada Iiraan
    Doorashooyinkii Iraan ayaa imanaya wakhti dalku ku jiro xaalad dhaqaale oo adag. Halka dhinaca kale, dalka Iran isbadalo ayaa la qiyaasey iney dalka ka dhacdo sanadkii 2022kii iyo 2023kii, oo ay dalka ka jiraan kacdoomo la rabo dalka in wax badan kaga badalaan.

    Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.

    5 min
  • Dilka Cabdinaasir Muse Dahable

    Cabdinaasir Muse Dahable, dilkiisa ayaa shaki badan galiyey, oo looga tagey qolkiisa isagoo meyd ah. Saaxibada Cabdinaasir ayaa ka warwarey marka ay ka war heli waayeen, arintaasuna waxey keentey ugu danbeyntii isagoo meyd ah loogu tagey qolkiisa, xidhigna lagu ciijiyey.


    Tixraac


    https://www.somalilandchronicle.com/2024/02/19/aviation-official-found-dead-in-mogadishu-greenzone-amidst-somalia-somaliland-tensions-foul-play-suspected/

    Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.

    5 min
  • Heshiiska Somaliland iyo Itoobiya

    01/01/2024 Somaliland iyo Itoobiya waxa ay gaadheen heshiis. Heshiiskaas oo qeybo badan qaabeynaya siyaasada gobolka iyo siyaasada labada dalba ; Qeybtan waxaan ka hadleyna Somaliland iyo Itoobiya heshiiskooda iyo taariikhda labada dal.



    Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.

    17 min
  • Hogaamiyaasha Ruushka iyo Shiinaha oo ka wada hadley iskaashiga dalalkooda

    Iskaashiga labada dal ee Ruushka iyo Jayne ayaa sii kordhaya. Laga soo bilaabo 2022kii labada dal ayaa is-waydaarsada iskaashiyo ganacsi, tamar iyo amni.


    Tixraac

    https://www.aljazeera.com/news/2024/2/8/russias-putin-and-chinas-xi-denounce-us-interference

    https://www.youtube.com/watch?v=hGHq-CeNXFg

    Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.

    5 min
  • kor u kaca wax soo saarka Indiya
    Wax soo saarka Indhiya oo kor u kacaya dhinacyada elaktariga ah. Gobolka Tamil Nadu ayaa saameyn weyn ku leh dhaqaalaha dalkaas. dhinaca kale, waxa uu soo jiidanaya indhaha maalgashatada caalamiga ah.

    Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.

    9 min
  • Safarka Wasiirka Arimaha Dibada ee Mareykanka ee Afrika
    Wasiirka Arimaha dibada ee Mareykanka oo safaro ku maraya qaar ka mid ah wadamada Afrika. Wasiirku wuxuu xoojinayaa xidhiidhka duwalka Afrikaanka iyo Mareykanka, taas oo keeneysa iney yareyso saameynta siyaasadeed ee Jayniiska.

    Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.

    9 min

About Dharaar

From the publisher's feed

Dharaar Boodhkast waa barnaamij maalinle ah, Kaas aanu idiinku soo gudbineyno wararka caalamka kuwooda ugu muhiimsan; si aad ula socotid dhacdooyinka caalamka.

Hosted on Acast. See