Sign up to save your podcastsEmail addressPasswordRegisterOrContinue with GoogleAlready have an account? Log in here.
Dharaar Boodhkast waa barnaamij maalinle ah, Kaas aanu idiinku soo gudbineyno wararka caalamka kuwooda ugu muhiimsan; si aad ula socotid dhacdooyinka caalamka. Hosted on Acast. See ... more
FAQs about Dharaar:How many episodes does Dharaar have?The podcast currently has 52 episodes available.
December 05, 2023Eedeymo musuqmaasuq oo lagu soo oogey Raa’iisul wasaaraha Israa’iil.Raaisul Wasaaraha Isra’il ayaa la filanya iney dib u bilaabmato dhageysiga dacwado lagu soo eedeyay 2020kii. Kuwaas oo iskugu jireen eedeymo musuqmaasuq iyo laaluush. Dhanka kale weeraradii 07da Oktoobar ayaa sheegayaa iney hoos u ridey taageerada Natinyaaho ee gudaha Isra’il. Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information....more4minPlay
December 04, 2023Tirada dhimasha ee Falastiin oo kor u kacaya24 saacadood oo la soo dhaafey tirada dad ee ku dhintay gudaha Qasa ayaa kor u kacay. dadyawga dagan deegaanada Khan Yoonis ayaa iyagana laga dalbadey iney ka guuraan oo banaayaan iyadoo ay sheegtey Isra’il iney tahey goob dagaal. dhinaca kalana wali waxa sii socda xidhida iyo cabadhinta dadyawga dagan Daanta-Galbeed ee la haysto. Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information....more5minPlay
December 03, 2023Dhul gariir weyn oo ku dhuftey FilibiinDhul gariir lagu qiyaasey 7.5 oo ku dhuftey koonfurta Filibiin, iyadoo keentey in la soo saaro amaro lagu daad gureynayo dadyawga. Digniino kala duwan oo gaadhaya Jaban iyo Filibiin ayaa ka digaya in la kuloomeysto sidoo kale baqdin duufaano iyo fatahaadyo ay jirto. Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information....more5minPlay
December 01, 2023Shirka Isbadalka CimiladaShir madaxeedka hayada cimilada ee Qaramada Midoobey oo ka socda magaalada Dubaay. Shirkan oo lagu ansixiyey qodobo lagu yareyn doono wasakhawga hawada dunida. Labada dal ee ugu wasakheynta badan hawadeena oo aan iyaguna aan ka soo qeyb galin. Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information....more6minPlay
November 30, 2023Kuuryada Waqooyi oo dirtey dayax gacmeed basaasKuuryada Waqooyi oo dirtey dayax gacmeed basaas. Halka dhinaca kale, warbaahinta dawlada Kuuryada Waqooyi ay sheegtey iney hayaan sawirad Guriga Cad iyo Bantoganka ( Pantogan) Mareykanka.Tixraac https://www.aljazeera.com/news/2023/11/28/n-korea-defends-satellite-launch-at-un-as-kim-studies-images-of-pentagon Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information....more6minPlay
November 28, 2023Xabad joojinta Isra'il iyo Xamaas oo la kordhiyeyDadaalo fara badan oo diblumaasiyeed ayaa ugu danbeyntii ku guulestay in la kordhiyo mudada xabad joojinta. Dadaaladan oo ay qeyb ka ahaayaan duwal gobolka bariga dhexe ah iyo qaar qaaradaha kale ka socda ayaa ugu danbeyn ku dhamaadey guul. Balse, lama garanayo ilaa wakhtiga ay joojin karto dadalada diblumaasiyeed dagaalka. Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information....more6minPlay
November 27, 2023Aqalka Cad ee Mareykanka oo raba inuu kordhiyo kaalmada Isra’ilAqalka Cad ee Mareykanka ayaa ka dalbadey baarlamanka in la qaado xanibadaha iyo hakinta hubka ee Isra’il. Arinta oo keeneysa iney Isra’il hesho taageero weyn iyo yaraan ama xakameyn kormeerka baarlamanka Mareykanku sameyn lahaa hubka iyo taageerada. Dhinaca kale, dadyawga ka soo horjeeda taageerada Isra’il oo gudaha Mareykanka kor u kacaya. Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information....more6minPlay
November 26, 2023Dibad-baxyo Isra'il ka socda oo xoogeysteyDibad baxyo lagu taageerayo in la is waydaarsado maxaabiista Isra'il iyo Xamaas oo ka socota Tal-abiib. Dhinaca kale, dibad baxyo lagu dalbanayo inuu is casilo hogaamiyaha Isra'il oo soo kordhaysa. Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information....more6minPlay
November 25, 2023Isra'il iyo Xamaas oo is dhaafsaday maxaabiisDufcadii ugu horeysay ee maxaabiis ah ayey Xamaas iyo Isra'il is dhaafsadeen. Heshiiska Isra'il iyo Xamas ayaa ku jirta xabad joojin afar cisho ah oo Qasa ka dhacda.Tixraac https://www.aljazeera.com/news/liveblog/2023/11/24/israel-hamas-war-live-israel-continues-gaza-attacks-ahead-of-truce Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information....more7minPlay
November 23, 2023Heshiis xabad joojin oo dhaxeeya Isra'il iyo XamaasHeshiis u dhaxeeya Isra'il iyo Xamaas ayaa la filayaa in lagu dhiso heshiis dhameystiran oo dagaal joojin ah. Isra'il ayaa maalintii shalay wadey duqeymaha Qasa hal maalin uun ka hor xabad joojinta. Lifaaqyo https://www.aljazeera.com/news/2023/11/22/dozens-from-same-family-killed-in-gaza-as-israel-continues-bombardmenthttps://apnews.com/article/israel-hamas-war-news-11-22-2023-d12c1728cbae0ff74a69cc9cc3e8a646 Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information....more8minPlay
FAQs about Dharaar:How many episodes does Dharaar have?The podcast currently has 52 episodes available.