Sign up to save your podcastsEmail addressPasswordRegisterOrContinue with GoogleAlready have an account? Log in here.
Dharaar Boodhkast waa barnaamij maalinle ah, Kaas aanu idiinku soo gudbineyno wararka caalamka kuwooda ugu muhiimsan; si aad ula socotid dhacdooyinka caalamka. Hosted on Acast. See ... more
FAQs about Dharaar:How many episodes does Dharaar have?The podcast currently has 52 episodes available.
January 18, 2024Mareykanka oo Xuutiyiinta u aqoonsandey urur argagixisoDawlada Mareykana ayaa sheegtey in ay Xuutiyiinta u aqoonsanayaan urur argagixiso. Halka dhinaca kale ay raacisey hadii ay joojiyaan hawlagalada ay ka wadaan gacanka cadmeed iyo badda cas iney ka saari doonaan. Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information....more4minPlay
January 17, 2024Israa'iil oo kordhineysa kharashka dagaalka QasaDagaaladu waa qaar kharash badan. Israa'iil ayaa dib u kordhineysa kharashka ay ku bixineyso dagaalka ay ku hayso Qasa. Dhinaca kale waxay dooda adag ka socdan iney sii wado kharashaadka ay ku bixin jireen deegaameynta dhulalka Falastiin dagto.Tixraac https://www.aljazeera.com/news/2024/1/16/israels-new-15bn-war-budget-whats-it-for-and-what-gets-cut Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information....more7minPlay
December 20, 2023Madaxweynaha Yukreyn oo ku kalsoon xulafadiisa Reer-GalbeedkaMadaxweynaha Yukreyn oo sheegey inuu ku kalsoonyey Mareykanka dhinaca kalena, Midawga Yurub oo qorsheenaya xidhmo 50 bilyan oo Yuuro ah balse, Hangari oo diidan ilaa imika xidhmadaas. Ruushka oo dhiniciisa sheegey inuu diyaar u yahey inuu wada xaajood la galo reer galbeedka. Xigashohttps://www.aljazeera.com/news/2023/12/19/zelenskyy-confident-us-will-not-betray-ukraine Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information....more4minPlay
December 19, 2023Shirkadaha tamarta iyo xamuulka oo Badda Cas si ku meel gaadh ah u hakiyeyWeerarada xuutiyiinta ayaa kordhiyey in shirkada tamarta ay si ku meel gaadh ah u hakinayaan adeegsiga Badda Cas. Khatarta weerarada Xuutiyiinta oo sii kordhaya iyagoo shirkadaha aan xidhiidhka la laheyn Israa’iil duqeynaya, taasuna waxey kordhineysaa baqashada shirkadaha tamarta. Mareykanka iyo xulafadiisa oo qorsheenaya iney keenaan ciidamo ilaaliya marin biyoodka si badeecadu caalamku u kala go’in.Tixraachttps://www.reuters.com/world/middle-east/red-sea-attacks-force-rerouting-vessels-disrupting-supply-chains-2023-12-18/https://www.bbc.com/news/business-67748605 Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information....more6minPlay
December 15, 2023Dagaalka Qasa oo waji cusub isku badalayaMareykanka ayaa sheegey in haysashada magaalada Qasa ee Israa’iil mudo dheer ay tahey khad cas. Wuxuuna dhinaca kale sheegey in maamulka magaalada Qasa Xamaas ka dib ay la wareegto maamulka Falastiinyiinta ee Daana-Galbeed. Dhinaca kale Israa’iil oo sii wada gumaadka iyo xasuuqa dadyawga ku nool Qasa. Tixraac https://www.aljazeera.com/news/2023/12/15/israel-to-transition-to-more-precise-targeted-warfare-in-gaza-us-adviserhttps://www.axios.com/2023/12/14/jake-sullivan-netanyahu-israel-meetinghttps://www.yahoo.com/gma/national-security-adviser-jake-sullivan-223831109.html? Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information....more7minPlay
December 15, 2023Fiinlaan oo xidheysa xuduudeeda RuushkaFiinlaan ayaa dib u xireysa xududa ay la leedahey Ruushka. Dhinaca kale, Fiinlaan ayaa ku eedeysay Ruushka iney khalkhal galineyso amniga Fiinlaan. dadyawga nabad galyo doonka oo ku soo badanaya galitaanka Fiinlaan ayaa qeyb ka ah is af-garanwaaga u dhaxeeya labada dal. Tixraac https://www.aljazeera.com/news/2023/12/14/finland-set-to-again-shut-its-entire-border-with-russiahttps://www.reuters.com/world/europe/finland-will-again-shut-russian-border-over-asylum-seekers-minister-says-2023-12-14/ Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information....more7minPlay
December 14, 2023Roobab waaweyn oo ka da’ay QasaRoobab waaweyn oo ka da’ay Qasa taas oo xaalada dadka ku nool Qasa sii xumeyneysa. waxa jira baqdino laga qabo in sababto in faafida cuduro. Dhinaca kale, dadku ma haystaan hoy iyo goobo ay ka galaan roobka taas oo xaalada magaalada sii xumeyneysa. Tixraac https://www.aljazeera.com/news/2023/12/13/heavy-rains-in-gaza-worsen-misery-of-palestinians-amid-israeli-bombardmenthttps://www.theguardian.com/world/video/2023/dec/13/parts-of-gaza-flooded-after-heavy-rains-exacerbating-humanitarian-emergency-video Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information....more7minPlay
December 12, 2023Xafiiska arimaha dibada ee Boqortooyada Ingrisiika oo u hanjabey IskotlanShir uu la galey Erdogan ayaa Raa'isul Wasaaraha Iskotland dawlada Boqortooyada Ingriisku ugu hanjabtey iney hakin doonaan wada shaqeynta ka dhaxeysa. Tixraac https://www.aljazeera.com/news/2023/12/11/uks-david-cameron-scolds-scottish-leader-humza-yousaf-over-erdogan-meetinghttps://www.bbc.com/news/uk-scotland-scotland-politics-67675005https://www.theguardian.com/politics/2023/dec/10/david-cameron-threat-over-humza-yousafs-meeting-with-turkish-president Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information....more4minPlay
December 07, 2023Safarka Hogaamiyaha Ruushka ee Bariga DhexeMadaxweynaha Ruushka oo safar gaaban ku jooga Bariga Dhexe. Tan iyo bilawgii dagaalka Ruushka iyo Yukreyn Madaxweyne Buutin ayaa naadir ahaa in dalka dibadiisa u baxo, talaabadan uu ku yimid Bariga Dhexe ayaa ah mid su’aalo badan ku xeeran yihiin. Waqitagan oo dagaalka Xamaas iyo isra’il uu socdo ayaa Bariga Dhexe ka dhigeysa mid xasaasi ah. Halka dhinaca kale Su’aalo ku xeeran yihiin Qaabka uu arkaan Mareykanka oo xulafo badan ku leh Bariga Dhexe.Tixraac https://www.aljazeera.com/news/2023/12/6/putin-makes-rare-trip-to-middle-east-to-meet-with-uae-and-saudi-leadershttps://edition.cnn.com/2023/12/06/middleeast/putin-russia-saudi-uae-vist-israel-intl/index.html Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information....more6minPlay
December 06, 2023Madaxweynaha Ruushka oo safaro ku maraya Sucuudiga iyo ImaaradkaMadaxweynaha Ruushka ayaa booqasho ku tagaya dalalka Sucuudiga iyo Imaaraadka, iyadoo maalinta ku xigtana uu Moosko marti ugu yahey Madaxweynaha Iiraan. Safaradan ayaa diirada lagu saari doona qiimaha saliida iyo xidhiidhka uu dawladaha la leeyahey. Ruushka ayaa dhinaca kale raba inuu saameyn balaadhan ku yeesho Bariga Dhexe.Tixraac https://www.aljazeera.com/news/2023/12/5/putin-to-visit-saudi-arabia-uae-with-israel-hamas-war-on-agenda Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information....more5minPlay
FAQs about Dharaar:How many episodes does Dharaar have?The podcast currently has 52 episodes available.