Sign up to save your podcastsEmail addressPasswordRegisterOrContinue with GoogleAlready have an account? Log in here.
Dharaar Boodhkast waa barnaamij maalinle ah, Kaas aanu idiinku soo gudbineyno wararka caalamka kuwooda ugu muhiimsan; si aad ula socotid dhacdooyinka caalamka. Hosted on Acast. See ... more
FAQs about Dharaar:How many episodes does Dharaar have?The podcast currently has 52 episodes available.
November 22, 2023Koonfur Afrika oo xidhiidhaka u jareysa Isra'ilSouth Africa oo baarlamankeedu u codeeyey in xidhiidhka u jarto Isra'il. sidoo kale hogaanka sare South Afrika oo sheegey iney danbiyo dagaal geysaneyso Isra'il. Tixraac https://www.aljazeera.com/news/2023/11/21/south-african-parliament-votes-for-motion-calling-to-close-israeli-embassyhttps://www.reuters.com/world/africa/safrican-lawmakers-vote-suspend-diplomatic-ties-with-israel-shut-embassy-2023-11-21/ Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information....more6minPlay
November 21, 2023Talyaaniga oo xukumey 300 in ka badan oo mooryaan ahDagaalka mooryaanta iyo Talyaaniga oo wali socda. Maalintii Isniinta waxa la xukumey in ka badan 300 oo eedeysane, Kuwaas oo lagu helay danbiyo kala duwan. Eedeysanayaasha waxa ku jira madax sare oo Talyaani ah. Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information....more6minPlay
November 20, 2023Iran oo hub cusub soo bandhigteyHogaamiyaha ugu sareeya Iiraan oo ka qeyb galey bandhig hub cusub oo ay Iiraan soo saartey. Bandhigan ayaa ku soo beegmey iyadoo Isra'il ku duushey Qasa sidoo kale, Mareykanka ayaa ciidamo ku soo ururinaya gobolka Bariga Dhexe. Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information....more6minPlay
November 19, 2023Masar oo deyn Cusub ka qaadaneysa IMFSharaxaadMasar oo xaalada dhaqaale oo adag soo wajahdey tan iyo bilawgii dagaalka Yukreyn iyo Ruushka ayaa la qorsheenayaa in la siiyo deyn cusub. Dhinaca kale dagaalka Qasa ayaan aheyn mid saameyn ku keenaya kaliya Qasa balse gobolka oo dhan saameyn dhaqaale ku keenaya.Xigasho https://www.reuters.com/world/imf-may-need-augment-egypt-program-amid-gaza-war-impacts-georgieva-says-2023-11-18/https://www.aljazeera.com/news/2023/11/18/imf-could-augment-egypts-loan-programme-over-effects-of-gaza-war Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information....more5minPlay
November 18, 2023Hogaamiyaasha Turkiga iyo Jarmalka oo kulmeyXidhiidhak Jarmalka iyo Turkiga ayaa aan aheyn mid fiican badana.Dhinaca kale, jaaliyada ugu badan ee Turkiga ayaa ku nool dalka Jarmani imika labada dal ayaa kala taageeraya Xamas iyo Isra'il. Labada hogaamiye ayaa kulmey maalintii shalay. Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information....more8minPlay
November 17, 2023Codad Mubaaradka Isra'il oo dalbanaya isbadal hogaankooda ahMucaaradka Isra'il oo dalbanaya in raaisul wasaare Natinyaaho is casilo. Hoggaamiyaha mucaaradka Israa’iil Yair Lapid ayaa ugu baaqay ra’iisul wasaare Benjamin Netanyahu inuu si degdeg ah xilka isaga dago. Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information....more5minPlay
November 16, 2023Isra'il oo beegsaneysa dhakhtaradaIsra'il ayaa u gashey gudaha Qasa, Dagaalkuna waxey beegsanayaan dhakhtarada Qasa. Dagaalkuna waji kale ayuu yeelanayaa. Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information....more6minPlay
November 15, 2023Ruushka oo xeerar cusub ansixiyeyMadaxweynaha Ruushka ayaa ansixiyey xanibaado kale oo warbaahinta Ruushka lagu soo rogey. Saameynta dagaalka Yukreyn ayaa wali socota gudaha Ruushka, tan iyo bilawgii hawlgalka Yukreyn Ruushka warbaahintiisu luga adag kuma taagna. Waxaana la leeyey imika ma madax banaan warbaahinta Ruushka ka soo gudbisaa. Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information....more5minPlay
November 14, 2023Mareykanka oo duqeeymo ka geystey Bariga DhexeMareykanka ayaa duqeymo ka geestey Bariga Dhexe, cadeyna u ah in Mareykanku danihiisa gobolka ilaalinayo. Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information....more4minPlay
November 13, 2023Wararka ugu danbeeyey ee Qasa oo koobanSaaka waanu soo koobney wararka ugu danbeey Qasa. Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information....more6minPlay
FAQs about Dharaar:How many episodes does Dharaar have?The podcast currently has 52 episodes available.