Dharaar

Ruushka oo xeerar cusub ansixiyey


Listen Later

Madaxweynaha Ruushka ayaa ansixiyey xanibaado kale oo warbaahinta Ruushka lagu soo rogey. Saameynta dagaalka Yukreyn ayaa wali socota gudaha Ruushka, tan iyo bilawgii hawlgalka Yukreyn Ruushka warbaahintiisu luga adag kuma taagna. Waxaana la leeyey imika ma madax banaan warbaahinta Ruushka ka soo gudbisaa.

Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.

...more
View all episodesView all episodes
Download on the App Store

DharaarBy Ismaaciil Cali Asad