Sign up to save your podcastsEmail addressPasswordRegisterOrContinue with GoogleAlready have an account? Log in here.
Dharaar Boodhkast waa barnaamij maalinle ah, Kaas aanu idiinku soo gudbineyno wararka caalamka kuwooda ugu muhiimsan; si aad ula socotid dhacdooyinka caalamka. Hosted on Acast. See ... more
FAQs about Dharaar:How many episodes does Dharaar have?The podcast currently has 52 episodes available.
November 02, 2023Loolanka Qaramada Midoobey ee Isra'il iyo Falastiin.Isra'il ayaa isku dayeysa iney garab ka hesho beesha caalamka, taas oo dib u adeegsaneysa mid ka mida takooradii Reer-Galbeedku ku sameeyeen. Falastiin ayaa dhinaceeda xaaladu imika dadka shacabka ku sii adkaaneysa, isagoo hogaamiyaha Xamaas canbaareyn ba'an u jeediyey Natinyaahoo. Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information....more6minPlay
November 01, 2023Shaacin DharaarXalqadani waa shaacinta barnaamijka iyo xiisa galinta dhageysayaasha. Barnaamijkani waxa uu ahaan doona noociisa kii ugu horeeyey ee war ah kaas oo boodhkasti ah. Waxaanu rabnaa in faafinta warka iyo macluumaadku aaney noqon mid kooban. wararka aanu soo gudbineynaa waa wararka caalamka kuwooda ugu waaweyn iyagoo kooban. Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information....more5minPlay
FAQs about Dharaar:How many episodes does Dharaar have?The podcast currently has 52 episodes available.