Sign up to save your podcastsEmail addressPasswordRegisterOrContinue with GoogleAlready have an account? Log in here.
Dharaar Boodhkast waa barnaamij maalinle ah, Kaas aanu idiinku soo gudbineyno wararka caalamka kuwooda ugu muhiimsan; si aad ula socotid dhacdooyinka caalamka. Hosted on Acast. See ... more
FAQs about Dharaar:How many episodes does Dharaar have?The podcast currently has 52 episodes available.
November 12, 2023Xisbullah ma soo gali doonaan dagaalka Qasa?Tan iyo bilawgii hawlgalka Isra'il ee Qasa ka wado, waxa la filanayey iney Xisbullah dagaalka soo gasho, su'aashu imika waxa weeyi ma soo gali doontaa dagaalka Xisbullaah? Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information....more7minPlay
November 11, 2023RSF oo u dhaw iney qabsadaan DaarfuurRSF oo ah ciidamo Sudan ah oo deegaan ahaan ka soo jeeda Daarfuur. Waxa dhinaca kale lagu eedeynayaa xadgudubyo iney geysatey tan iyo bilawgii RSF. Tixraac:-https://www.aljazeera.com/news/2023/11/8/sudans-rsf-closes-in-on-capturing-all-of-darfur Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information....more6minPlay
November 10, 2023Tartanka Badhtamaha AasiyaBadhtamaha Aasiya, waliba duwalka hore ee Midawga Soofyeeti ka tarsinaa oo ahmiyadooda dhaqaale kor u sii kaceysom, tartana loogu jiro qaabka loola ganacsan lahaa.Lifaaqyada https://www.aljazeera.com/news/2023/11/9/pakistan-turkey-iran-leaders-visit-central-asia-in-diplomatic-pushhttps://www.aa.com.tr/en/turkiye/turkish-president-to-attend-economic-cooperation-organization-meeting-in-uzbekistan/3046521 Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information....more6minPlay
November 09, 2023G7 oo isku raacdey taageerada YukreynG7 oo isku raacey taageerada Yukreyn. Ruushka oo isaguna dhiniciisa ka digaya shirqoolka Reer Galbeedka iyo colaada waaweyn oo Yurub dhexdeeda. Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information....more7minPlay
November 08, 2023Hal bil ka dib weerarka Duufaanka Aqsa xaalada Falastiin | Dharaar BoodhkastMudo Bil ah ayaa ka soo wareegtey weerarka Duufanka Aqsa kaas oo ay fulisey Hamaas. Mudo hal bil ah ka dib xaalada Falastiinyiintu waa sidee waa qodobkeena saaka; soo dhawoow.Xigasho:https://www.washingtonpost.com/world/2023/11/07/israel-gaza-war-photos-one-month/https://www.aljazeera.com/news/2023/11/7/one-month-of-israels-war-whats-happening-to-palestinians-outside-gaza Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information....more10minPlay
November 07, 2023Xoghayaha arimaha dibada ee Mareykanka oo safar ku yimid TurkigaXogahaya arimaha dibada ee Mareykanka safar ku yimid dalka Turkiga ayaa la kulmey wasiirka arimaha dibada ee Turkiga, kaas oo ay ka wada hadleen xaalada Qasa. Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information....more9minPlay
November 05, 2023Mudahaaradyo lagu taageerayo Falastiin oo dunida dhan ka socdaMudaharaadyadu waa qeyb ka mida ah qaababka taageerada loo soo bandhigo. Falastiin ayaa dunida oo dhan laga taageerayaa, iyagoo todobaadkan Sabtidii Mudaharaadyo laga dhigey caasimada Mareykanka taas lagu celcelinayey "Baydhan isma qarin kartid".Lifaaqyada ka soo xiganey:-https://www.aljazeera.com/news/2023/11/5/biden-you-cant-hide-thousands-rally-in-washington-for-gaza-ceasefirehttps://www.reuters.com/world/pro-palestinian-protesters-demand-gaza-ceasefire-european-marches-2023-11-04/ Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information....more7minPlay
November 05, 2023Doorka Jayne ee Bariga DhexeDoorka Jayne ee Bariga Dhexe oo kor u soo kacayey ayaa imika wax horyaala imtixaan adag oo Falastiin iyo Isra'il ah. Jayne oo sanadkan horaantiisi heshiis dhex dhigey Sucuudiga iyo Iiraan. Sanadadii u danbeyseyna Jayna u eekeyd mid duwalka waaweyn ee gobolka raali galineysa ayaa dhacdooyinka u Qasa janjeedha dhinaca Falastiin. Markan Dharaar waxaan ku qaada dhigeyna doorka Jayne ee gobolka Bariga Dhexe iyo mustaqbalka Jayne ee gobolka.Lifaaqyada aan ka soo xiganey:-https://www.theguardian.com/world/2023/oct/16/china-russia-harden-positions-gaza-war-geopolitical-tensionshttps://ecfr.eu/article/how-the-israel-hamas-war-is-testing-chinas-diplomatic-ambitions-in-the-middle-east/#:~:text=Despite%20having%20built%20a%20solid,or%20Hamas%20as%20terrorist%20organisations. Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information....more11minPlay
November 04, 2023kharashka Isra'il ku bixineyso duulaanka QasaKharashaadka ku baxaya duulaanka Qasa ku hayso Isra'il ayaa sii kordhaya una eeg inuu yahey mid qaali ah. Laga soo bilaabo hawlgalka Duufaanka Aqsa siduu u bilaabmay Isra'il waxa lagu qiyaasaya 18,000 oo ton ku dhufatey Qasa kaas oo ka badan miisaanka gantaalkii lagu dhuftey Horishiima 1945kii ee Nukliyeerka ahaa.Lifaaqyadan hoose ka soo xiganey warbixinada.https://www.aljazeera.com/news/2023/11/3/analysis-israels-gaza-bombing-campaign-is-proving-costly-for-israelhttps://www.timesofisrael.com/war-with-hamas-to-cost-israel-at-least-nis-27-billion-bank-hapoalim-projects/ Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information....more12minPlay
November 03, 2023Ruushka oo dib u bilaabaya tijaabinta hubka NukliyeerkaRuushka oo dib u bilaabaya tijaabinta hubka Nukliyeerka, ayaa walaac badan ku haysaa duwalka Reer-Galbeedka taas oo aan cadeyn iney tahey tijaabo. Mareykanka ayaan haysan sees adag oo kula xisaabtamo Ruushka sababtuna tahey inaanu waligii fulin heshiiska joojinta tijaabada Nukliyeerka. Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information....more4minPlay
FAQs about Dharaar:How many episodes does Dharaar have?The podcast currently has 52 episodes available.