Dharaar

Safarka Hogaamiyaha Ruushka ee Bariga Dhexe


Listen Later

Madaxweynaha Ruushka oo safar gaaban ku jooga Bariga Dhexe. Tan iyo bilawgii dagaalka Ruushka iyo Yukreyn Madaxweyne Buutin ayaa naadir ahaa in dalka dibadiisa u baxo, talaabadan uu ku yimid Bariga Dhexe ayaa ah mid su’aalo badan ku xeeran yihiin. Waqitagan oo dagaalka Xamaas iyo isra’il uu socdo ayaa Bariga Dhexe ka dhigeysa mid xasaasi ah. Halka dhinaca kale Su’aalo ku xeeran yihiin Qaabka uu arkaan Mareykanka oo xulafo badan ku leh Bariga Dhexe.


Tixraac

https://www.aljazeera.com/news/2023/12/6/putin-makes-rare-trip-to-middle-east-to-meet-with-uae-and-saudi-leaders

https://edition.cnn.com/2023/12/06/middleeast/putin-russia-saudi-uae-vist-israel-intl/index.html

Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.

...more
View all episodesView all episodes
Download on the App Store

DharaarBy Ismaaciil Cali Asad