Ma laguu warramay

Jacaylkii Diinsoor-The Dinsor love


Listen Later

Waxa ay ahayd dayrtii 1972. Diinsoor Ayaan joogay. Galab ayay ahayd. Dabaysha  ayaa inta ay dharkii ku dhajisay soo saartay qaabdhismeedka jirkeeda qurxoon. Wixii ugu horreeyay ee aan arko muuqaalkaa ayuu ahaa. Wixii ugu quruxda badnaa ee aan abidkey arkay ayay ahayd. In aan la hadlo waan ka baqay. Markii aan adkaysan waayay, ayaa aan […]
...more
View all episodesView all episodes
Download on the App Store

Ma laguu warramayBy Warsame Shiidley