Qeeybtani waa qeeyb kamid ah suaalaha aad ka jaqaabaysid ee buugga 90 days joornaalka ku qoran.
2 min
About Joogtaynta Gratitude/Mahadnaqa
From the publisher's feed
Buugga aan idin lawadaagaayo waa buugg aan ka qoray gratitude joornaal ahaan. Waxayna kaa caawinaysaa in ay tirtirmaan wixii qalad ahaan u galay subconscious mind/ qeeybta aan garashada lahayn.