Kulan Podcast

Kulan Podcast

By MohamedTechnology
Download on the App Store

All Kulan Podcast episodes

  • Episode 5 | Garaad & Mashiin: Ma aqoon baa mise waa aalad?

    Ma u malaynaysaa in Garaadka Macmalka ah (AI) uu yahay kaliya aalad lagu fududaysto shaqada, mise waa heer cusub oo aqoonta bini-aadamka ah oo aan horay loo arag?

    Xalqadan cusub ee Podcast-ka, waxaan ku falanqaynaynaa:

    Halkee ayuu ku egyahay caqliga aadanaha, halkuuse ka bilaawdaa kan AI?

    Sidee loogu beddelaa AI macallin kuu dhisa garaadkaaga, halkii aad kaga tegi lahayd inuu isagu kuu fekero?

    Sidee dhalinyaradeena ay uga faa'iideysan karaan mawjaddan si ay u horseedaan horumar aqooneed?

    Haddii aad rabto inaad fahamto halka dunidu u socoto, xalqadan ha moogaan! ๐Ÿš€

    #AI #GaraadIyoMashiin #SomaliTech #ArtificialIntelligence #PodcastSomali #Mustaqbalka

    12 min
  • Saadka Qofka Sooman #15 | Xiriirka Qaraabada: Hagaaji xiriirka inta lagu jiro bishan.

    Qaybtan 15-aad ee barnaamijka Saadka Qofka Sooman, waxaynu si qoto dheer ugu dhex jiri doonnaa mawduuca Silatu-raxim (Xiriirka Qaraabada). Soonku ma aha uun in Alle lala heshiiyo, balse waa in sidoo kale lala heshiiyo addoomadiisa, gaar ahaan kuwa dhiiggu naga dhexeeyo. Waxaan baran doonnaa khatarta ay leedahay goynta qaraabada iyo barakada weyn ee ku jirta xiriirintooda.


    5 min